Ruushka oo cambaareeyay falalkii lagu gubay Quranka ee ka dhacay Sweden iyo Denmark

Ruushka ayaa si adag u cambaareeyay weerarkii foosha xumaa ee lagu gubay Qur’aanka Kariimka oo ka dhacay Wadamada Sweden iyo Denmark. Ruushka ayaa weerarkaasi ku tilmaamay Daandaansi cad oo Jaahilnimo ah oo lagu doonayo in lagu kiciyo dareenka Muslimiinta laguna abuuro Xiisado Diimeed. Talaabooyinkan abaabulan ee lagu gubayo Quraanka kariimka maahan kuwo ka tarjumaya xorriyadda … Continue reading Ruushka oo cambaareeyay falalkii lagu gubay Quranka ee ka dhacay Sweden iyo Denmark